The dramatic impact that technology has had on the daily lives of humanity is one that cannot be denied. With the easy and often inexpensive accessibility of cellphones, it is now possible to leave the house and still be able to talk over the phone with ones acquaintances. It is also now possible to talk [...]
Lama inkiri karo doorka iyo saamaynta ay tiknoolajiyadda casriga ahi ku yeelatay xidhiidhka bani’aadmiga. Telefoonka gacanta (mobile), e-mailka, qalabka internedka ee tooska loogu sheekaysto (sida paltalk’ga iyo MSN messengerka) iyo mereegaha kulanka (sida facebook’ga, iyo twiterku) waxa ay badaleen qaabkii ay bani-aadmigu u wada xidhiidhi jireen iyo hababkii ay macluumaadka isku dhaafsan jireenba. Waxa ay [...]
Continue reading …Dhawaan waxa boga la yidhaado Pastebin.com lagu soo dhajiyay ciwaanada e-mailada iyo furayaasha(password) dad badan oo ka mida dadka itsicmaala aalada e-mailka ee shirkadaha Microsoft (hotmail), yahoo iyo google (gmail). Qolooyinkan tuugta ah ee u dhacay xisaabaadka ay dadku ku leeyihiin sharikadahani waxa ay soo dhajiyeen maclumaadka dad lagu qiyaasay 10,000 oo qof oo ka [...]
Continue reading …Hadii aad isticmaasho aalada e-mailka waxa laga yaabaa in qof aad garanayso aad maalmihii ugu danbaysay ka heshay e-mail wata ciwanka FOTO + taariikh. E-mailkaa aad heshay waxa ku lifaaqan wax u eeg sawiro. Waxa laga yaabaa in aad isku dayday in sawirkaas uu saaxiibkaa kuu soo diray aad furto amaba aad furtay si aad [...]
Continue reading …Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa [...]
Continue reading …