Wadanka Jabuuti waxa shalay oo ay taariikhdu ahayd 25/11/2008 lagu kala saxeexday heshiis dhexmaray dawlada ku meel gaadhka ah ee Soomaaliyeed iyo Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliyeed garabka Jabuuti. Heshiiskan -oo ahaa mid ay dad badani in mudo ahba sugayeen- waxa ka muuqata daldaloolooyin waaweyn kuwaas oo shaki wayn galinaya suurtagalnimada in uu heshiiskani hirgalo. [...]
Continue reading …Guul lagu farxo Bilowgii Islaamka, waqtigii ay Muslimiintu ku noolaayeen magaalada Maka ayaa dagaal wayni waxa uu ka dhex dhacay labadii dawladood ee waqtigaas aduunka ugu xooga waynaa. Dawladi waxa ay ahayd dawladii Romaanka taas oo aaminsayad diinta Kirishtanka, ta kalena waxa ay ahayd Dawladii Furuska oo ay dadkeedu dabka caabudi jireen. Dagaalkan waxa ku [...]
Continue reading …Waraysi uu Prof. Ibrahim Cadow -oo u hadlayay ururka midowga maxkamaduhu- bixiyay taariikhdu markay ahayd 18/07/2008 ayuu ku sheegay in khilaafadkii u dhaxeeyay xubnaha sarsare ee maxkamadaha ee ku saabsanaa heshiiskii Jabuuti la xaliyay. Laakiin, maalintaas maalintii ku xigtayba waxa muuqatay in aanu heshiiskaasi lugo ku taagnayn. Koooxdii isbahysiga ee ay xaruuntoodu ahayd Jabuuti waxa [...]
Continue reading …Inkasta oo ay dhici karto in heshiiskii lagu galay Jabuuti uu u fashilmo carqaladaha horyaala darteed(Halkan ka akhri maqaal aan kaga hadlayo carqaladaha horyaala shirkan) hadana Islaamiyiintu khaasatan kuwooda fikirka dhexdhexaadka aaminsani waa in ay taageeraan shirkan sababahan soo socda darteed. 1) Waxa uu heshiiskani cadeeyay in wadaada Soomalidu ay shaxda siyaasada ciyaari karaan iyada [...]
Continue reading …Wadanka Jabuuti waxa shalay(09-06-2008) lagu kala saxeexday heshiis dhexmaray Dawlada ku meel gaadhka ee Soomaliya iyo garab ka socday isbahaysiga dibu xoraynta Soomaliya. Heshiiskaas oo ka kooban 11 nuqdo waxa uu nuxurkiisu ahaa in dhamaanba dhulka Soomaalida xabad joojin laga sameeyo, in ciidamada Itoobiya ay mudo 120 maalmood aha Soomaaliya kaga baxaan iyo in Soomaaliya [...]
Continue reading …