Home » Archives by category » Siyaasad

Please participate the following survey on the Canadian elections 2011 —Fadlan ka qaybqaado codaynta aan ku eegayno doorashada dhawaan ka dhici doonta Kanada

Continue reading …

Sawirka koowaad Farsamaynta sawiradu waa waxa aad u fudud. Labadan Sawir kee run ah…..? Sawirka Labaad Sawirka labaad

Continue reading …

Marka la qorayo taariikhda Soomaalida ee marxaladan lagu jiro lama ilaawi doono doorka Al-shabaab ee taariikhdaas. Su’aalaha ay taariikhyahannadu faalayn doonaan waxa ka mid noqon doonta halka uu ururkani ka helay awooda u fududaysay in ay waqtigan ka taliyaan dhul balaadhan oo ka mida dhulalka ay Soomaalidu degto. Jawaabta su’aashaas oo dhamaystiran waa mid ay [...]

Continue reading …

Khudbadii wadaadka oo Soomaali ah halkan ka dhagayso…5 daqiiqo ee hore waa English waad is dhaafin kartaa….Siciid Cali

Continue reading …
Continue reading …

Sh.Shariif waxa uu mudooyinkii ugu danbeeyay caalamka ka dalbanayay in lala soo gaadho ciidan milatari oo dawladiisa difaaca. Sidoo kale qaar ka mida madaxda sar sare ee dawladiisa ayaa iyaguna qaylo dhaano ay dawladaha caalamka u direen waxa ay ku waydiisteen dawladahaas in ay la soo gaadhaan ciidan iyo saanad milatari oo ay iskaga caabiyaan [...]

Continue reading …

Shicaarka (astaanta) mashruuca siyaasiga ah ee waddaadada Soomaaliyeed waxa uu ahaa keenista dawlad Islaamiya oo ku dhisan shareecada Islaamka; dawlad keenaysa nabad, xasilooni, walaaltinimo iyo baraawaaqo. Shirkii Jabuuti ee Sheekh Shariif madaxwaynaha loogu doortay iyo dagaaladii ka danbeeyay ee u dhaxeeyay dawlada Shariifka iyo wadaada mucaaradka ku ahi se waxa ay khayaali ka dhigeen shicaarkan [...]

Continue reading …

Waa maxay sababta keentay in wadaadada qaarkood ay waqtigan shacabka ku dhex dagaalamaan iyadoo waliba ay maanta wadaadada qaarkood haystaan awooda ugu saraysa ee hogaanka Soomaalidu? Wadaadadan dagaalamyaa ma waxa ay u soo halgaamyeen in ay soo celiyaan nidaam iyo kala danbayn mise waxa ay rabeen in ay buuxiyaan meeshii(booskii) laga eryay dagaal ogayaashii iyaga [...]

Continue reading …

Doorashadii Sh.Shariif loo doortay- in uu noqdo- madaxwaynaha dawlada ku meelgaadhka ah ee Soomaaliya waxa ay soo if bixisay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya Islaamiyiinta Soomaalida oo ku saabsan mashruuca siyaasadeed ee wadaadada Soomaalida. Dhamaantood waxa ay isku waafaqsan yihiin in Shareecada Islaamku ay noqoto dastuurka dalka, laakiin halkaas ayay ku eegtahay midnimadoodu. Doorashada [...]

Continue reading …
Page 1 of 212