Home » Archives by category » Qurbaha
Humanitarian Crisis in Somalia- Urgent appeal

Humanitarian Crisis in Somalia- Urgent appeal

Millions of people are facing severe food and water shortages in Somalia. Due to years of consecutive drought, the weakest people are hardest hit. With no rain in sight, livestock continue to die, collapsing the economy and forcing a mass exodus of people to other areas. Somalia is a devastated land, a country that has [...]

Bob Chiarelli meets Somali Youth

Continue reading …

Riyada laabashada Sida dhagaheena in badan ku soo duula ama aan goobo badan ka maqalno qofka oo ku hadaqaaqaya hadh iyo habeen waan laabanayaa, taas oo aan afkiisa dhaafsiisnay, iyada oo dhagaha dadka caadi ka noqotay marka ay odhaahdaah maqlaan, isla markaasna maskaxdaada ay ku soo degdegayso ,oooh waa riyadii labashada !! dadka inta badan [...]

Continue reading …

Mushkiladaha qoyska Qaybtii kowaad ee silsilada maqaaladan waxa aan kaga hadlay qaar ka mida dhibaatooyinka jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Galbeedka ka haysata barbaarinta ubadaka. Qaybtan hadii Alle yidhaa waxaan ku faalayn doonaa dhibatooyinka horyaala qoyska Soomaaliyeed. Qoyska Soomaaliyeed Qurbaha ka hor Aqalka Soomaaligu markii la joogay dhulkii wuxuu ahaa aqal ay u dhan yihiin [...]

Continue reading …

Sida la wada ogyahayba dhibaatadii ka dhacday Soomaaliya waxa ay keentay in dad aan yarayn oo Soomaali ahi ay ka cararaan degaanadoodii. In badan oo dadkaas ahi waxa ay hoy ka dhigteen Wadamada Galbeedka. Guulo badan ayay gaadhay jaaliyadu mudadii yarayd ee ay deganayd Galbeedka, sidaas oo kale carqaldo badan ayay kula kulmeen qurbaha. Maqaalkan [...]

Continue reading …

Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]

Continue reading …

Goorma ayuu khilaaf dhacaa Khilaafku waa arin dabiiciya oo yimaada marka dareenka laba qof ama in ka badani uu isku khilaafo siyaasad, qaabka siyaasadaa loo hirgalinayo amaba natiijada ka dhalan karta siyaasadaas. Sababaha keena khilaafka 1)Tartan/loolan u dhexeeya dadka uu khilaafku ka dhex dhaco. 2)Thiqada/Kalsoonida la isku qabo oo xumaata amaba aan jirin. 3)Cadaalad daro [...]

Continue reading …