Waxaa magaalada muqdisho mar qura ka firxaday boqolaal kun oo dad ah kadib markii uu dagaal ku qabsaday guryohoodii .waxayna qof walba u dhaqaaqday wajigeeda iyadoo aan isba waydiin halka ay u socoto. Inta badan dadkaasi jaanis uma helin inay guryahooda ka qaataan agabka ay u baahanaayeen, Waxayna maciin bideen geedaha hoostooda hadii ayba helaan. [...]
Continue reading …Qormada hoos ku lifaaqan ee lamagac baxday “The Three Cultures” waxaan ka soo sawiray kitaab uu qoray Prof. Abdolkarim Soroush oo ka dhiga Islamic Political Philosophy at Harvard University; kitaabkaa oo la magac baxay: Reason, Freedom and Democracy in Islam. Dooda uu soo bandhigayo qoraaga ayaa ah sidee dhaqanka Iran u gaarka ah ee faca [...]
Continue reading …E-mailku waa hab ay bani’aadmigu isku dhaafsadaan wararka iyo macluumaadka. Waa hab uu qofku macluumaadkiisa si dhakhsa ah uu ugu gudbin karo. Taas oo jirta haddana e-mailku waxa uu mararka qaarkood qofka diraya u keeni karaa dhibaatooyin aan yarayn. Sidaa daraadeed qofka isticmaalaya e-mailku waa in uu si taxdar ku jiro u siticmaalaa aaladan iyada [...]
Continue reading …Somaali badan ayaa waxa ay raja wayn ka qabeen in ay natiijo fiicani ka soo baxdo shirkii magaalada Khartuum la filayay in uu ku dhex maro dawlada ku meel gaadhka ah iyo Maxaakiimta Islaamka. Rajadaasi waa ay burburtay ka dib markii uu fashilmay shirkaasi kor hor intii aanu bilaabminba. Iminka oo hadaba uu shirkaasi fashilmay [...]
Continue reading …Maqaalkii kan ka horeeyay hadaad akhriday waxa laga yaabaa in aad iminka fahantay waxa ay Ikhwaanku yihiin laakiin waxa laga yaabaa in aad iswaydiiso waxa uu yahay yoolka dacwadoodu iyo sida ay u rabaan in ay ku gaadhaan yoolkaas. Qormadani – hadii Alle yidhaahdo – waxa aan isku dayi doonaa in aan uga jawaabno su’aalahaas. [...]
Continue reading …