Home » Archives by category » Maxaa Cusub

Ghanoushi Interview with FP

“I think the Muslim Brotherhood [in Egypt] should govern by coalition that includes the people from secular parties and the Copts.” That was the advice which Rached Ghannouchi, President of Tunisia’s el-Nahda Party, offered his Egyptian Islamist counterparts during an interview with the editors of the Middle East Channel last Thursday. He warned pointedly against [...]

Waxaa in dhawaala ahba soo ifbaxayay, dhumucda ay leedahay dhibaatada maskaxda oo qaras, daxal ama quful kujabo.! Qarasta maskaxda ku dhacda wuxuu dhibkeedu dadka oo idil u cadaaday, markii la arkay xag-jirnimada diinta iyo caadadu u geysteen nolosha bulshad Soomaaliyeed qof qof iyo si wada jir ahba. Hadaba arrinta isweydiinta mudani waxa ay tahay; sidee [...]

Continue reading …

Bishan aynu ku jirnaa waa bishii Muxaram. Muxaram waa bil ka mida bilaha Islaamka ee uu Ilaahay sida khaaska ah u sharfay. Waa bisha uu sandka Islaamku ku bilaabmo. Waxa ku irta bishan maalin wayn oo la yidhaahdo maalinta Cashuura. Hadaba Maxay tahay Cashuuraa? Fadligeedu muxuu yahay? Casharadee baa laga faa’idaysan karaa? . Jawaabaha su’aalahaas [...]

Continue reading …

Halkan ka daawo hayada SPDO (Nahda) Iyo IRFAN-CANADA oo si wada jir ah udixiyadii ugu qaybninaya.

Continue reading …

SPDO Iyo IRFAN Canada oo iska kaashanaya caawinta barakacayaasha Gobolka Sool

Continue reading …

Mahadin iyo waynaynba waxa iska leh Ilaaha maalmaha, bilaha iyo saacadaha kala fadilay. Mudo aan sidaas u fogayn waxa aynu ku dhex jirnay khayrkii iyo barakadii bishii barakada badnayd ee Ramadaan. Maantana waynakaa fooda la galay bishii kale ee khayrka badnayd ee Dhul-Hijjah taas oo tobankeeda cisho ee ugu horeeyaa ay xambaarsan yihiiin khayr iyo [...]

Continue reading …
Continue reading …

Asxaabi la odhan jiray Abu-Hurayra ayaa maaalin isaga oo suuqa jooga waxa uu dadkii uu la kulmay ee aduunka ku mashquulsanaa u sheegay in dhaxalkiii nabiga (CSW) dadka muslimiinta ah loogu qaybinayo Masaajidka Nabiga (CSW). Qaar badan oo ka mida dadkii maqlayay hadalkani waxa ay markiiba u carareen xagii Masaajidka iyaga oo is leh ka [...]

Continue reading …

Magaaladu waa Medina, meeshuna waa Masaajidka Nabiga (Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato), waa xalaqad diinta lagu barto oo ay fadhiyaan arday aad u fara badani. Ardaydu waxa ay sugayaan sheekhoodii. Sheekhu maanta waa uu soo habsaamay, ardayduna waxa ay ka warwarsan yihiin soo daahida sheekhooda. Waxoogaay markii ay sugayeen ayuu sheekhii yimid isaga [...]

Continue reading …
Waraysi Daahir Maxamed Celmi

Ahamiyada ay leeyihiin jaaliyadaha qurabuha darteed ayaa bogga dacawada.com waxa uu idiin soo gudbin doonaa waraysiyo aanu la yeelanayno madaxda jaaliyadaha kala duwan ee Soomaalida. Waxa aanu dhawaan warsyis la yeelanay Daahir Maxamed Celmi oo ka tirsan hogaanka Xaruunta Iskaashiga Islaamka ee Norwey. Waraysigii waxa uu u dhacay sidan: Dacwada.com : Xaruunta iskashiga Norway goorma [...]

Continue reading …
Page 1 of 512345