“I think the Muslim Brotherhood [in Egypt] should govern by coalition that includes the people from secular parties and the Copts.” That was the advice which Rached Ghannouchi, President of Tunisia’s el-Nahda Party, offered his Egyptian Islamist counterparts during an interview with the editors of the Middle East Channel last Thursday. He warned pointedly against [...]
Waxaa in dhawaala ahba soo ifbaxayay, dhumucda ay leedahay dhibaatada maskaxda oo qaras, daxal ama quful kujabo.! Qarasta maskaxda ku dhacda wuxuu dhibkeedu dadka oo idil u cadaaday, markii la arkay xag-jirnimada diinta iyo caadadu u geysteen nolosha bulshad Soomaaliyeed qof qof iyo si wada jir ahba. Hadaba arrinta isweydiinta mudani waxa ay tahay; sidee [...]
Continue reading …Bishan aynu ku jirnaa waa bishii Muxaram. Muxaram waa bil ka mida bilaha Islaamka ee uu Ilaahay sida khaaska ah u sharfay. Waa bisha uu sandka Islaamku ku bilaabmo. Waxa ku irta bishan maalin wayn oo la yidhaahdo maalinta Cashuura. Hadaba Maxay tahay Cashuuraa? Fadligeedu muxuu yahay? Casharadee baa laga faa’idaysan karaa? . Jawaabaha su’aalahaas [...]
Continue reading …Mahadin iyo waynaynba waxa iska leh Ilaaha maalmaha, bilaha iyo saacadaha kala fadilay. Mudo aan sidaas u fogayn waxa aynu ku dhex jirnay khayrkii iyo barakadii bishii barakada badnayd ee Ramadaan. Maantana waynakaa fooda la galay bishii kale ee khayrka badnayd ee Dhul-Hijjah taas oo tobankeeda cisho ee ugu horeeyaa ay xambaarsan yihiiin khayr iyo [...]
Continue reading …Waxaa jirta odhaah leh; “Aqoontu waa barasho, Xikmadduna waa kudhalsho/hibo”, (Knowledge is given, Wisdom is gifted). Odhaahdani wixii hadda ka horeeyay sida ay tahay uunbaa loo qaadan jiray, wax hadal iyo dood ahna lagamasoo celin jirin. Balse iminka/wakhti xaadirkan, weedhaasi afka ayaa ciidda loo daray, maxaayeelay ma aha odhaah qancin karta maanka shaqeynaya ee doonaya [...]
Continue reading …Asxaabi la odhan jiray Abu-Hurayra ayaa maaalin isaga oo suuqa jooga waxa uu dadkii uu la kulmay ee aduunka ku mashquulsanaa u sheegay in dhaxalkiii nabiga (CSW) dadka muslimiinta ah loogu qaybinayo Masaajidka Nabiga (CSW). Qaar badan oo ka mida dadkii maqlayay hadalkani waxa ay markiiba u carareen xagii Masaajidka iyaga oo is leh ka [...]
Continue reading …“Alle kama bedelo qolo waxa/xaaladda ay ku nool yihiin inta ay ka bedelayaan waxa laabohooda/nafsadooda ku jira” (Suurada Alracd aayadda 11) Ereyga isbedel wuxuu ka mid yahay ereyada loogu isticmaalka iyo kusoo celcelinta badan yahay Soomaalida dhexdeeda, balse markii aad isdultaagto qaabka iyo dadka weedhan ku soocelceliya, waxaa kuusoo baxaysa in ereygani qiimihiisii waayay, hadii [...]
Continue reading …Xorriyadu waa asaaska cilmiga iyo akhlaaqda, cilmigana waxaa asaas u ah, kala duwanaanshaha aragtida ruuxu uu ka qabo muuqaalada nolosha iyo sida uu ku fasirayo. Taasi micneheedu waa, in dadku xor u yihiin in ay siyaabo kaladuwan wax isu tusaan malo’awaallo kala duwanna malo’awaalaan. Hadaba hadii malo’awaalladan lamideeyo, waxaan suurtagal noqoneyn/mustaxiil ah in cilmigu horumar [...]
Continue reading …Soo ifbixitaanka xagjirnimada diinta iyo muuqaalada naxdinta leh ee lagu tiriyo in ay qeyb ka tahay dabaqaadda shareecadu waxay calaamado u yihiin xanuun korka ka muuqda oo salka ku haya jirro gabowday oo bulshadeena Soomaalida gaar ahaan iyo mujtamacaadka Carabta Islaamka guud ahaan ka haysta fahamka nolosha! Dhibaatadan aadka u qotada dheeri waxay marba marka [...]
Continue reading …Wararkii Soomaalidda ee usbuucyadii ina dhaafay waxa ka mid ahaa war sheegayay xukum rajmina oo ay fuliyeen kooxda Xisbul Islaam ee ka talisa magaalada Afgooye. Soomaliddu fasiraada dhacddadan iyo kuwii la midka ahaa ee ka horeeyay waa ay isku khilaafeen. Qolo waxa ay ku doodeen in rajmintani ay tahay mid loogu gargaarayo shareecadda Islaamka. Qole [...]
Continue reading …