Home » Archives by category » Dacawada Islaamka

Sidee Maskaxda Loo Qaras Bixiyaa

Waxaa in dhawaala ahba soo ifbaxayay, dhumucda ay leedahay dhibaatada maskaxda oo qaras, daxal ama quful kujabo.! Qarasta maskaxda ku dhacda wuxuu dhibkeedu dadka oo idil u cadaaday, markii la arkay xag-jirnimada diinta iyo caadadu u geysteen nolosha bulshad Soomaaliyeed qof qof iyo si wada jir ahba. Hadaba arrinta isweydiinta mudani waxa ay tahay; sidee [...]

Waxaa jirta odhaah leh; “Aqoontu waa barasho, Xikmadduna waa kudhalsho/hibo”, (Knowledge is given, Wisdom is gifted). Odhaahdani wixii hadda ka horeeyay sida ay tahay uunbaa loo qaadan jiray, wax hadal iyo dood ahna lagamasoo celin jirin. Balse iminka/wakhti xaadirkan, weedhaasi afka ayaa ciidda loo daray, maxaayeelay ma aha odhaah qancin karta maanka shaqeynaya ee doonaya [...]

Continue reading …

  وَقَدۡ أَحۡسَنَ بِىٓ إِذۡ أَخۡرَجَنِى مِنَ ٱلسِّجۡنِ وَجَآءَ بِكُم مِّنَ ٱلۡبَدۡوِ “Sida dhabta ah Alle wuu  iwanaajiyay markii uu iga soosaaray xabsiga adinkana baadiyaha idinka keenay” (Suuradda Yusuf aayada 100) Qisada nabi Yusuf (CS), walaaladii iyo aabahood nabi Yacquub (CS) dhexmartay markii Alle u waxyoonayay nabigiisa Muxammed wuxuu u sheegay in (Axsanal Qisas) qisooyinka [...]

Continue reading …

Qore: Dr. Mohamed Musa  Wiilkiisii ayaa u yimid oo ku yidhi: Aabbo dad ayaannu hanti isku haysannaa. Waxa aan rabaa in aad arrintayada eegto oo aad ii sheegto in aan gar leeyahay iyo in kale. Wiilkii markii uu aabbihii ugu warramay tafaasiishii qaddiyada, waxa uu odaygii ugu jawaabay: Orod oo u gardhigo.  Maxkamaddii ayaa furantay. [...]

Continue reading …

 Xaaladda muslimiintu ay maanta ku sugan yihiin, waxay markhaati madoonto u tahay, in wax weyni ka khaldan yihiin dhankasta oo noloshooda laga eego. Umaduhu marka ay dhibaatooyinkan oo kale nolosha kala kulmaan, waxay isweydiiyaan, war maxaa inagu dhacay oo dhibaatadan inoo keenay? Armeynu nolosha khalad ka aaminsannahay? Sow ma wanaagsana inaynu dib isugu laabanno/noqonno, si [...]

Continue reading …

Isbadalkii siyaasadeed ee ka dhacay wadanka Masar waxa uu mawduuca  ikhwaanka iyo sida ay reer Galbeedku ula  dhaqamayaan  ka dhigay qadiyadaha ugu waaweeyn ee ay madaxda iyo siyaasiyiinta reer Galbeedku maalmahan ka doodayaan. Siyaasadaha  reer Galbeedka ee ku saabsan Ikhwaanka  iyo  guud ahaanba ururada Islaamiyiintu ma cadda,  waxa  ka dhex muuqda is dhex yaac badan. [...]

Continue reading …

Weerar fikradeedkii (intellectual invasion)ay wadamadda Galbeeddku ku soo qaaddeen caalamka Islaamku waxa uu sabab u ahaa in inbadan oo ka mida waxgaradkii iyo hoggaankii Muslimiinta ay ka dhaadhacdo in sabata uu Galbeeddku uga hurumaray Muslimiinta ay tahay nidaamka kala saaridda diinta iyo siyaasadda(secularism) ee ay waddamadaasi ku dhaqmaan. Fikirka noocani waxa uu noqday mid xitaa [...]

Continue reading …

Maqaalkii kan ka horeeyay hadaad akhriday waxa laga yaabaa in aad iminka fahantay waxa ay Ikhwaanku yihiin laakiin waxa laga yaabaa in aad iswaydiiso waxa uu yahay yoolka dacwadoodu iyo sida ay u rabaan in ay ku gaadhaan yoolkaas. Qormadani – hadii Alle yidhaahdo – waxa aan isku dayi doonaa in aan uga jawaabno su’aalahaas. [...]

Continue reading …

Hadii aad akhriday labadii maqaal ee kan ka horeeyay waxa laga yaabaa in aad iminka is waydiinayso waxa uu yahay ururka Ikhwaanku, waxa ay aaminsan yihiin xubnihiisu iyo waxa uu kaga duwan yahay ururadda kale ee adduunka ka jira. Jawaabaha su’aalahani waxa ay ku cadyihiin waraaqihii uu qoray Sh.Xasan Al Banna[i]. Hadii Alle yidhaadana waxa [...]

Continue reading …

Sidii aynu gabaggabadii maqaallkii kowaad ku sheegnay, 1927 ayuu Sh. Xasan Albanna ka qalin jabiyay Kulliyaddii DARUL CULUUM ee ku taallay magaalladda Qahira, kaddibna waxa uu sheekhu u safray magaalladda Ismaaciiliya si uu macallin ugga noqddo duggsi hoose oo ku yaallay halkaas. Ismaaciiliya iyo Sh. Xassan Al Banna Ustaad Xasan Al Banna markii uu yimid [...]

Continue reading …
Page 1 of 212